Home arrow Siyaasadda | Africa arrow Kooxo Hubeysan oo Degmada Buulo Xaawo ku Dilay Nin u Dhashay Dalka Kenya oo Dhowaan soo Islaamay
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:771
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 08 2008
Kooxo Hubeysan oo Degmada Buulo Xaawo ku Dilay Nin u Dhashay Dalka Kenya oo Dhowaan soo Islaamay
Written by Ali Moallim   
Saturday, 08 November 2008

Bulo Xaawa,(insidesomalia.org)- Kooxo Hubeysan ayaa saaka waabarigii ku dilay Degmada Buu Xaawo ee Gobolka Gedo Nin u dhashay dalka Kenya, kaasoo dhowaan soo Islaamay.

Sida ay sheegayaan wararka saaka halkaas naga soo gaaraya Kooxahan Hubeysan ayaa Ninkan Kenyaatiga ah ku dilay agagaarka Masjid u ku yaal halkaas oo uu fadhiyay, waxaana Kooxaha dilay oo ku hubeysnaa sida la sheegay Qoriga AK47 ay durba goobta ka carareen.

Xaalada Degmada Buula Xaawo ayaa kacsan, waxaana Sarkaal u hadlay maamulka Degmada Buula Xaawo uu sheegay inay ku raad joogaan kooxihii dilay ninkaasi Kenyaatiga soo Muslimay.

Ninka Kenyaatiga la dilay ayaa isagu ku sugnaa maalmahaan Degmada Buulo Xaawo, waxaana uu dhowaan ka soo galay dalka Kenya oo aan la ogeyn sababaha uu uga soo tagay dalkiisa.

Booqo Sacaad Kasta insidesomalia.org si aad uheshid wararka Soomaaliya

 

 





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >